Arin Naxdin Leh Oo Kadhacday Dagmadda Deyniille ee Gubolka Banaadir
idman Oo Ah Gabar 2bilood jirty Oo Saaka Barqaddii Lagu Gowracay Xaafadda Gubta ee Dagmada Deyniille .
Hooyo Asma Oo Horay u Shukaansanjirty Ninka Gabadheeda Gowracay Ayaa Waxa Ay Guursatay Nin kale kadib Markay isfahmi Waayeen .
Asma Oo Xariir Saaxiibtinimo iyo salaan & Hadal Kooban Lawadaagi jirty Ex Boyfriend keedii hore Ayaa saaka Guriga Ugu yimid Ninkii Qabay Asma Oo Maqan Dood dheer Oo Dhaxmarty Kadib Ayuu Gabadha yar Oo Jiiftay inta Kubooday Gowracay Maama Asma Oo Miir La- iyo Ninka Gabadha yar Gowracay Ayaa Hadda kusugan Xarunta CID ee Muqdisho.
Waa arin murugo leh wxaaana sugi doonaa maxkamada wixii kasoobaxo .

Comments
Post a Comment