Nin kuhubaysan baskoolad ayaa saakay madaxii shirkada DP world uqaaabilsanaa gobolka bari kudilay dekada magaalada boosaaso . Dilkaan ayaa kadhacay agagaarka suuga kaluunka magalaada boosaaso neg-fish Ninkii falka gaystay ayaa askartu kutoogaytay isla goobta dilku kadhacay neg-fish . Masuulka ladilay waxaa lagu magacaabi jiray paul anthony feramos wxuuna udhashay dalka talyaaniga . Paul anthony dhaawac culus oo kasoogaaray rasaastii lagudhuftay kadib ispitaalka ayauu kugeeriyooday . Waxaan jirtay maalmaha in dadka reer boosaaso siwayn uga soohorjeedayn shirkada dp world Kadib markii kaluumaysatada loo diiday inay doomahooda yaryarkaa kusooxirtaa agagaarka suuga kaluunka . Q/w baari waalid