Nin kuhubaysan baskoolad ayaa saakay madaxii shirkada DP world uqaaabilsanaa gobolka bari kudilay dekada magaalada boosaaso .
Dilkaan ayaa kadhacay agagaarka suuga kaluunka magalaada boosaaso neg-fish
Dilkaan ayaa kadhacay agagaarka suuga kaluunka magalaada boosaaso neg-fish
Ninkii falka gaystay ayaa askartu kutoogaytay isla goobta dilku kadhacay neg-fish .
Masuulka ladilay waxaa lagu magacaabi jiray paul anthony feramos wxuuna udhashay dalka talyaaniga .
Paul anthony dhaawac culus oo kasoogaaray rasaastii lagudhuftay kadib ispitaalka ayauu kugeeriyooday .
Waxaan jirtay maalmaha in dadka reer boosaaso siwayn uga soohorjeedayn shirkada dp world
Kadib markii kaluumaysatada loo diiday inay doomahooda yaryarkaa kusooxirtaa agagaarka suuga kaluunka .
Q/w baari waalid

Comments
Post a Comment