
XALKA SOMALIA
Hada kahorbaa waagaan schoolka dhiganaayay fasalkii fowdo kadhalatay
markaasaa waxaa layiri war saan macquul maahee aan tashano Fikrado ayaa la,iska arooriyay markii aniga la,isoogaraaray ayan dhahay
" xoolahaada tuuga aad uga cabsanayso ayaa loodhiibtaa si,ay kuugu nabad galaan " oo aan kala jeeda dadka fowdada CLASKA kawado hadii iyaga xilka loodhiibo wax kaloo wax qasaayo maba jiri doonaan , taladaydii ayaa laqaatay sidaas ayaana xasilooni lagu helay .
Marka dalkaana anigu waxan isleeyahay hadii dadka fowdada wado taladiisa loodhiibo waa xasili lahaa . Waa fikradayda oo kaliyah
Q/ baari waalid
Comments
Post a Comment