GUUR SABABI KARO  DHIMASHO ARIN MUCJISO LEH Skip to main content

GUUR SABABI KARO  DHIMASHO ARIN MUCJISO LEH


Sidaan aan wada ogsoonahay guurku waa suno  sidaas oo ay tahay  waxaan meesha kamaqnayn caqabado iyo dhibaatooyin ka imaadi isxulitaanka laba gayaaan  .

Waxaan arki jirnay  oday guursada gabar yar  iyo naag wayn oo guursato wiil  yar . 


Balse arintaan hadal haynta badan kadhalisay  baraha soomaalidu kuwada xariiraan   ayaan baaritaan kusmaaynaya sababta kadanbaysay .


Sida sawirka kamuuqda waa nin xoogan iyo gabar yar oo aan da,deeda kuqiyaasnay 15-16 sano  .


Guurkaan ayaan dabagal badan oo aan kusamnay kadib  waxaan ogaanay inuu ogolaasho kudhacay  oo aysan ahayn labo qof oo la,isku daray 


Balse arinta walwalka badan laga qabo ayaa waxaa tahay maxaa kadhalan karo labadaan qof ee xagmi ahaan kala duwan haday isku tagaan  .


QISO 


gabar yar yaa hada kahor looguuriyay nin oday   

Ninkii odoyga ahaa mataaban  wuuxuu isyiri gabadhan way yartahay hasoo waynaato

Gabadhii ayaa maalintii dabe waxay samaysay  SAXARADEEDA ayay jab yar inta kasooqaaday meel ow jiifay madaxeeda dhigtay  


Odaygii ayaa yiri naa maxay tahay saxaradaan aad isoo ag dhigtay  


Gabdhabii  waxay kutiri  waa wax yar iska dhaag 


Odagii naa ma saxaro ayaa yaraan kala leh 


Gabdhadii ayaa iyudan kutiri war adiguba manaag ayaa yaraan kala leh 


Markaa kadib sidii ayay labadii labaano kukulmeen  


Marka waxaan isleeyahay naag yaraan malahan 


Guurkaana kii raaga allaha kadhiga  . 


Comments

Post a Comment

Ads 2