Sidaan aan wada ogsoonahay guurku waa suno sidaas oo ay tahay waxaan meesha kamaqnayn caqabado iyo dhibaatooyin ka imaadi isxulitaanka laba gayaaan .
Waxaan arki jirnay oday guursada gabar yar iyo naag wayn oo guursato wiil yar .
Balse arintaan hadal haynta badan kadhalisay baraha soomaalidu kuwada xariiraan ayaan baaritaan kusmaaynaya sababta kadanbaysay .
Sida sawirka kamuuqda waa nin xoogan iyo gabar yar oo aan da,deeda kuqiyaasnay 15-16 sano .
Guurkaan ayaan dabagal badan oo aan kusamnay kadib waxaan ogaanay inuu ogolaasho kudhacay oo aysan ahayn labo qof oo la,isku daray
Balse arinta walwalka badan laga qabo ayaa waxaa tahay maxaa kadhalan karo labadaan qof ee xagmi ahaan kala duwan haday isku tagaan .
QISO
gabar yar yaa hada kahor looguuriyay nin oday
Ninkii odoyga ahaa mataaban wuuxuu isyiri gabadhan way yartahay hasoo waynaato
Gabadhii ayaa maalintii dabe waxay samaysay SAXARADEEDA ayay jab yar inta kasooqaaday meel ow jiifay madaxeeda dhigtay
Odaygii ayaa yiri naa maxay tahay saxaradaan aad isoo ag dhigtay
Gabdhabii waxay kutiri waa wax yar iska dhaag
Odagii naa ma saxaro ayaa yaraan kala leh
Gabdhadii ayaa iyudan kutiri war adiguba manaag ayaa yaraan kala leh
Markaa kadib sidii ayay labadii labaano kukulmeen
Marka waxaan isleeyahay naag yaraan malahan
Guurkaana kii raaga allaha kadhiga .

Magaalka ciyaarta ka daa bro
ReplyDeleteBlogaan goormee sameeysay
ReplyDelete